War Saxafadeed ay soo sareen Khurba Joogta Beelaha Baajuun Ee ku nool Dalalka Kanada Mareyknka iyo yurub aya Sheegay In ay ka Xunyihiin Wixii shalay ka dhacay jaziirada madhawa
Kadib marki loo diiday lagana hor istaagay inay ku xirtaan ama Ay gudaha u galaan jaziirda madhawa wafdi ka koobna Mas uliyiin isugu jira xildhibaano waziiro iyo mareeyaha iyo suldaanka beesha baajuun diili mahaadi diili Ayagoona Safar Koodi uu Ku Wajahna Hirgelin ama Dhagax Dhig isbitaal Cusub uu Yeesho Degaanka jaziirada ee Madhawa iyo in ay gaar siyaan macaawino ayna soo khiimeyaan xaalada ay Ku sugan yihiin dadka kunool jaziiradaha ayadoo la og yahay inaysan jirin wax gar gaar ah oo ay helaan mid maamul iyo mid caalami waxa ayna ku til maamen inay tahay xadgudub iyo meel ka dhac loo geestay beesha baajuun
Waxa ayna Shegeen in dhoor sacadood ay khorxda kuhayen oo Ay u dideen Xata inay Ku Tukadan salaada khudbada Suldaanka iyo wafdigi lasocday Khurba joogta udhashay jaziiradaha Aya waxa ay isla garteen inaan loo dulkhaadan karin in sharafki iyo Karaamadi ulaha laga khaado suldaanka beesha loona diido inu galo Degaanki uu ku dhashay oo waliba asal ahaan uu kasoo jeedo in Dad aan la akhoon inay degaanka maa mulaan dadki lahana Ku gumaadan wax loo dulkhaadan kara mahan
HALKAN KA DHAGEESO
Waxa an ka cod saneena maamulka jubaland iyo masuliyiinta ay khuseeso arintaan inay wax ka khabtaan sharcigana la Horkeeno cid walboo ka kheeb khaadatay ama ku lug laheed Arintaas