Suldaan Xaydar Suldaan Suufi Suldaan Munye Dheere, oo ka mid ah odayaasha dhaqanka Ee Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta u sheegey waryesi uu siyey radiowarsan in La soo dhameystirey sido kalena la dhaariyey Xubaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxa kale uu hoosta ka xariiqey in si kalsooni leh lo soo doortey Gudoomiyaha iyo Ku Xigeenadiisa.