Gudoomiye ku xigeenka Degmada Xudur mustaf Aadan xuseen oo wareysi siiyey warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya ayaa nogu warbixiyey booqashadii ay ku tageen xilabaanada baarlamaanka dowlada fadaraalka soomaaliya goor aanu waxa ka waydiinay booqashada xilabaanada maxay ku soo kordhiyeen.
HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA