Caawa waxaa idaacdada Warsan Radio ku tartamey Xafadaha kala ah Bardaale A iyo Towfiiq A,tartanka oo ahaa knock out yaa caawa waxa ka harey xaafada Bardaale A,xaafda walba waxaa la su’aaley 7 su’aal.
Bardaale A 0 dhibcood
Towfiiq A 7 dhibcood
Tartanka waxaa taabagilinaya Warsan Radio hoos ka dhageyso natiijada tartanka oo dhameystiran