Ukraine oo ka carootay hadal ka soo yeeray madaxweynaha Faransiiska written by Warsan Radio 05/06/2022 Wasiirka arrimaha dibadda ee Ukraine ayaa si kulul ugu jawaabay madaxweynaha waddanka Faransiiska Emmanuel Macron kaddib markii uu sheegay inay muhiim aheyd in Ruushka aanan lagu bahdilin duullanka uu soo qaaday.Mr Macron ayaa sheegay inay muhiim aheyd in Madaxweyne Vladimir Putin uu heli karo waddo uu uga bixi karo waxa uu ugu yeeray “khalad asaasi ah” oo uu galay.Hasayeeshee Dmytro Kuleba ayaa sheegay in xulafada dalkiisa ay tahay “inay si wanaagsan diiradda u saaraan sidii Ruushka halka uu mudan yahay loo dhigi lahaa” maadaama “isagu uu isbahdilayo”.Mr Macron ayaa si joogta ah khadka taleefanka waxa uu kula hadlaa Mr Putin, arrintaas oo qeyb ka ah dedaal uu isagu garwadeen ka yahay oo la doonayo in xabadda lagu joojiyo wadahadalna lagu furo. Ukraine oo ka carootay hadal ka soo yeeray madaxweynaha Faransiiska was last modified: June 5th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Weerar ka dhacay Muqdisho & khasaaro ka dhashay You may also like Madax Carbeed oo booqday Turkiga kadib Dhul gariirkii ka dhacay 13/02/2023 Ciidamada dowladda oo isaga baxay degaano katirsan Gobolka Galgaduud 29/08/2023 CXDS oo sheegay degaano ku yaalla Hiiraan in ay kala wareegeen Shabaab 13/08/2022 DF oo ku baaqday in shuruud la’aan la joojiyo dagaalka ka socda Baladweyne 07/09/2021 Askar Raashiyaan ku geeriyootay Qarax 16/01/2023 Maleeshiyada Al-Shabaab oo Jab xooggan lagu gaarsiiyay weerar ka dhacay gobolka Baay 28/02/2021 Sawiro;-Xukuumadda Dowladda Deegaanka Soomaalida oo Deeq Gar gaar ah gaarsiisay Gobolka Hiiraan 09/09/2022 Shir deg deg ah oo laga yeeshay Amniga Magaalada Muqdisho 18/02/2023 Gudoomiyaha Degmada Baraawe oo sheegay in isku day dil uu ka badbaaday 30/04/2021 Wasiir Muqtaar Rooboow oo la kulmay qaar kamid ah Cullimada ku sugan Magaalada Muqdisho 16/08/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.