QM oo hambalyada Ciidul Adxaa u dirtay dhammaan Soomaalida written by Warsan Radio 09/07/2022 War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan ayaa hambalyo ku aaadan muanasabadda ciidul Adxaa u diray shacabka Soomaaliyeed.Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay dhammaan Soomaalida u rajaynayaan “Ciid Wanaagsan.”“Hambalyo diirran oo ku aaddan Ciidul Adxaa ayaa idin kaga imaanaysa bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya,” ayuu yiri James Swan, Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.“Waxaan dadka Soomaaliyeed kala qayb qaadanaynaa xuska maalintan iyo rajadooda ku aadan dib u heshiisiinta, naxariista, midnimada iyo nabadda. “Ciid Wanaagsan” QM oo hambalyada Ciidul Adxaa u dirtay dhammaan Soomaalida was last modified: July 9th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan next post Bulshada Baydhabo oo Si weyn ugu Dabaal degay farxada Maalinta Koowaad ee Eidul Adxa You may also like Video Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyay shir madaxeedka midowga Africa 28/01/2018 Rooble oo si adag uga jawaabay war kasoo baxay Xafiiska Farmaajo 08/08/2021 Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xildhibaannada ugu baaqay ka qeyb qaadashada la-dagaalanka Al-Shabaab 13/06/2022 Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka 20/05/2020 Akhriso;- Guddoomiyihii Ururka dhalinyarada ee Warta Nabada oo goor dhaw Muqdisho lagu dilay 31/05/2018 Akhriso:-Maxaa ka soo baxay Kulankii Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa Kuxigeen 16/12/2018 Shir ka socda Garoonka diyaaradaha Garbahaareey, Gaadiid dagaal & Ciidamo lagu arkayo 08/03/2022 SAWIRO:- Madaxweynaha Masar oo lagu soo dhaweeyay dalka Hindiya 25/01/2023 Wafdi horudhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo 30/05/2022 Akhriso:-Soomaaliland Itoobiya labo mar ma gali-karto heshiiska Dekedda Berbera 18/06/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.