Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay Tallaalka COVID-19 written by Warsan Radio 29/07/2022 Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay Soomaaliya keenayso 198,900 oo qiyaasood oo ah tallaalka Pfizer COVID-19 ah.Dowladda Mareykanka ayaa tallaalkaan usoo marsiinaya Soomaaliya, xarunta COVAX oo ka shaqeysa in si siman loo helo tallaallada COVID-19.Shixnaddan ayaa qayb ka ah ballan-qaadka dowladda Maraykanka ee ku aadan, ka jawaabidda caalamiga ah ee masiibada COVID-19, iyadoo Maraykanku uu hoggaamiyo dardargelinta iyo qaybinta tallaalka COVID-19 .Maraykankuna wuxuu ballanqaaday inuu bixiyo 1.1 bilyan oo tallaal oo COVID-19 ah oo adduunka oo dhan ah. Ilaa hadda, Maraykanku waxa uu in ka badan 575 milyan oo qiyaasood oo tallaal ah gaadhsiiyey in ka badan 115 waddan.Sida uu sheegay madaxweyne Biden, Mareykanka waxaa ka goโan dadaallada tallaalka caalamiga ah, si loo badbaadiyo nolosha dadweynaha caalamka iyo soo afjarida masiibadan. Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay Tallaalka COVID-19 was last modified: July 29th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Somalia oo ka hadashay qaraxa Baydhabo next post Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan You may also like Falastiiniyiinta iyo Israaโiil oo ay wada gaaray heshiis xabbad-joojin ah 08/08/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 30/12/2020 DHAGEYSO:-QAYBTII 1AAD ATHIINY MOโOSHIITTHY 20/12/2016 ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐จ๐จ๐ซ๐ญ๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ซ๐ ๐ฎ๐๐จ๐จ๐ง๐ค๐ ๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐ 11/10/2023 Doorashada kuraas kamid ah golaha Shacabka oo ka socota Magaalada Baydhabo 15/03/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 21/02/2021 Dhageyso:-Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 15/03/2022 Sheekh Shaakir oo sheegay in uu wada-hadal u socdo DFS qeybna ka yihiin dagaalka.. 30/09/2022 Askar Raashiyaan ku geeriyootay Qarax 16/01/2023 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 02/09/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.