Al-Shabaab oo sheegtay inay dileen Soomaali u Shaqeeyneysay Sirdoonka Kenya written by Warsan Radio 01/08/2022 Kadib weerar ka dhacay degaanka Girileey oo hoostaga degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa lagu dilay Nin iyo Walaashiis, kuwaas oo la sheegay inay kamid ahaayeen dadka degaanka.Al-Shabaab oo sheegtay mas’uuliyadda weerarkaas ayaa ku sheegay warar ay ku daabaceen Baraha ay kuleeyihiin Internet-ka inay dileen Cabdisalaan Cusmaan Buraash iyo Aamino Cusmaan Buraash oo ay ku eedeeyeen inay u Shaqeeynayeen Sirdoonka Kenya.laamaha Amniga degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaan well ka hadlin dilka labada Ruux, balse wuxuu kusoo aadayaa xilli Maalin ka hor Al-Shabaab ay faaaro ku yaalla degaanka Buula fuulaay ee Gobolka Baay ku toogteen 7 Ruux oo ay ku eedeeyeen inay la Shaqeeynayeen Sirdoonka Mareykanka.Al-Shabaab ayaa dhowr jeer weeraro gaadmo ah iyo goob fagaaro ah kudilay rag iyo dumar ay ku eedeeyeen inay la Shaqeeynayeen Sirdoonka Soomaaliya iyo dowladaha taageerada siiya dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Al-Shabaab oo sheegtay inay dileen Soomaali u Shaqeeyneysay Sirdoonka Kenya was last modified: August 1st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Baarlamaanka Ciraaq oo maalintii labaad gacanta ugu jira mudaharaadayaasha next post Dhageyso:-Warka Duhur ee RAdio Warsan You may also like SAWIRO:-Booliska Gobolka Jubbada Hoose oo soo bandhigay Rag ku eedeysan inay xadeen Ari 04/05/2022 Kenya oo dib u fureysa safaaraddeeda Muqdisho, casuumadna u dirtay Tarsan 14/06/2021 Soomaaliya iyo Tanzania oo ka wada-hadlay iskaashiga Amniga Gobolka 25/05/2022 Al shabaab oo Weerar Askar lagu dilay ka dhacay Shabeellaha Hoose 15/10/2020 Wasiirkii Hore A/Dibedda Somalia Maxamed Cabdirisaaq” Si Aan Habbooneyn Ayaa Xilkii La Iiga Qaaday” 12/05/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 14/07/2021 Digniin culus oo laga soo saaray halista Fatahaada wabiyada Shabeelle iyo Jubba 09/05/2021 Dhageyso+Sawirro:-Xaflad lagu maamusayo Xuska 8 Maarso oo Baardheere lagu qabtay 08/03/2018 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 08/12/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 18/05/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.