Shirka golaha wadatashiga qaran oo lasoo gabagabeyn doono written by Warsan Radio 29/10/2022 Shirka golaha wadatashiga qaran ee maalmihii lasoo dhaafay ka socday Muqdisho ayaa lagu waddaa in maanta lasoo gabagabeeyo.Madaxda Dowl Federaalka Soomaaliya , Dowlad-Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Benaadir ayaa shirkan diiradda ku saarayay dardargelinta dagaalka dalka looga xoreynayo Argagixisada, dhammaystirka heshiiska Qaab-dhismeedka Amniga Qaranka, xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed iyo dib u heshiisiinta.Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo madaxda ka dhageysanay warbixinno ku saabsan xaaladaha amni iyo abaaraha ka jira deegaannada dowlad-goboleedyada ayaa adkeeyay muhiimadda in la mideeyo dadaallada dalka lagu xoreynayo iyo gurmadka loo fidinayo shacabka kasoo barakacay Abaaraha iyo Argagixisada. Shirka golaha wadatashiga qaran oo lasoo gabagabeyn doono was last modified: October 29th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DFS & dowlad Goboleedyada oo Shir ka yeeshay howlgallada ka socda dalka next post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan You may also like Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika 08/11/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 21/06/2021 Mileteriga Koonfur Afrika oo la geeyay laba gobol oo ay ka socdaan rabshado baahsan 13/07/2021 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 05/07/2023 Markab Ku Degay Badda Cas Oo Laga cabsi qawo iyo Qatar Ka Dhalan Kara 01/09/2022 SAAXIIBADA BEESHA CAALAMKA OO SOO DHOWEEYAY WADAHADALLADA KU SAABSAN DEYN KA CAFINTA SOOMAALIYA 21/09/2019 Xaalad deg deg ah oo lagu soo rogay dhawr wadan oo caalamka ah 15/10/2020 RW Xamsa Cabdi Barre oo magacaabay La-taliyaha Sare 16/08/2023 DHAGEYSO: Warka Duhur ee Idaacada Warsan 27/03/2020 QM oo dalbatay in haweenka Soomaaliyeed la siiyo saamigooda ay u qalmaan ee siyaasadda 08/03/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.