Juba Sothsudan–WSR== fahfaahin dagaalka ka Dhacay Magaalada Jubba ee koonfurta sugan.
Ciidamo ka tirsan dowlada suufaanta cusub iyo kuwa mucaarad ah ayaa manta ku wada dagaalamay magaalada Jubba ee caasamada dalkaasi.
Cabdulqaadir macalim waa goobjooge ku sugan koonfurta suugaan ayaa warbaahinta koonfurgalbeed la xariirtey u sharxay qaabka dagaalka u dhacay.
Halkaan hoose ka dhageyso