Afduubka Soomaalida oo ka billaawday meelo kamid ah dalka Koonfur Afrika written by Warsan Radio 11/12/2022 Kooxo Burcad isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan ayaa meelo kamid ah dalka Koonfur Afrika waxaa ay ka bilaabeen afduubka dad kale oo ah Soomaali aiyo Itoobiyaa si ay uga qaataan lacago madax furasho ah.Arrintaan ayaa dhowwrkii malmood ee la soo dhaafay siyaabo kala duwan uga dhacday meelo kamid ah Xaafada Soomaali ay ku badan tahay ee Mayfair, isla markaana maalmihii la soo dhaafay dad badan la afduubtay.Mid kamid ah Soomaalida kunool Xaafada Mayfair ayaa sheegay in dadka la afduubtay uu kamid yahay Milkiilaha Hotel-ka caanka ah ee Magaalada Johannesburg , kaas oo weli gacanta kooxaha Burcadda ah ku maqan.Sidoo kale waxaa uu sheegay in dhibaatadaan kajirta Magaalada Mayfair aysan ku baraarugsaneyn dadka Soomaaliyeed oo qaarkood Gaacsato ah, isaga oo Booliska ugu baaqay inay arrintaan wax ka qabtaan.Dalka Koonfur Afrika ayaa tobankii sano ee la soo dhaafay kajiray dhhibaatooyin isugu jira dila, dhaawac iyo in la boobo hantidooda loo geysanayay Soomaalida iyo Itoobiyaanka, iyada dowladda Koonfur Afrika ay waxka qaban la’dahay. Afduubka Soomaalida oo ka billaawday meelo kamid ah dalka Koonfur Afrika was last modified: December 11th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir Madaxeedka 10-aad ee dalalka Afrika next post Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan You may also like Dhageyso: Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta Warsan 09/05/2023 Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay shirkii kusoo gabagaboobay dalka Jabuuti 18/06/2020 Dhageyso:-Warka Caawa Idaacada Warsan 01/05/2020 WFP oo yareysay Raashiinka Gargaarka ah ee ay siiso Qaxootiga Xeryaha Dhadhaab 08/07/2023 Dhageyso;- Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan 29/08/2022 Aqriso: Maamulka Iyo Shacabka Degmada Berdaale Oo ay Waddaan Dhismaha iyo Bilicda Waddooyinka Garoonka Diyaaradaha Ee Degmadaasi. 22/12/2019 Dhageyso:-Habeenkii Koowaad Tartan aqoonedka Bisha Ramadaan 07/05/2019 Boliiska oo gacanta ku dhigay eedeysane lagu tuhmay kiiskii Marxuumad Xamdi Maxamed Faarax 16/09/2020 Kulan looga hadlaayay Amniga ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka 11/12/2021 Soomaali dil iyo dhaawac loogu geystay dalka Uganda 14/06/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.