Messi iyo xulkiisa Argentina oo ku guuleystay Koobka Adduunka written by Warsan Radio 19/12/2022 Xulka Argentina ayaa ku guuleystay Koobka Adduunka kadib markii ay rigoorayaal 4-2 ku garaaceen xulka difaacanaya koobka ee France, kadib markii ay barbaro 3-3 ah ku kala baxeen waqtigii dheeriga ahaa.Goolhayaha Argentina Emiliano Martinez ayaa rigoore ka badbaadiyay Kingsley Coman, halka Aurelien Tchouameni uu bannaanka mariyay, taasoo keentay in Argentina ay ku guuleysato koobkeedii ugu horeysay ee adduunka tan iyo 1986. Waa koobki saddexaad oo ay Argentina ku guuleysato.France ayaa laba gool kasoo kabatay, kuwaas oo ay ciyaarta kusoo celisay bar-bar dhac 90-daqiiqo ee ciyaartay, iyada oo Kylian Mbappe uu laba gool dhaliyay laba daqiiqo gudahood, ayna ku jirtat rigoore daqiiqadii 80aad.Argentina ayaa qeybtii hore ee ciyaarta 2-0 ku hoggaamineysay, waxaana kala dhaliyay Messi iyo Angel Di Maria. Messi iyo xulkiisa Argentina oo ku guuleystay Koobka Adduunka was last modified: December 19th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Diblomaasi Maraykan ah oo ku baaqay in xal nabadeed lagu soo afjaro dagaalka Ukraine, iyo Kyiv oo ka hor timi next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Taliban oo diyaarad ka reebay 100 hablood oo waxbarasho ka helay dalka Imaaraadka 24/08/2023 Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay guddoonka Maxkamadda gobolka Benaadir 20/10/2022 Dhageyso+Sawiro:-Warkii o go dambeeyay KGS iyo sababaha keenay iscazilaada Sharif Xasan 07/11/2018 Ilhan Omar oo weerar afka ku qaadday madaxweyne Trump oo laga helay Covid-19 03/10/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 22/02/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 11/02/2021 Al Shabaab oo Goob fagaare ah ku toogtay afar nin oo Eedeeyeen (Akhriso Magacyada) 23/08/2020 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 03/06/2022 Dhageyso: Warka Galab ee Idaacada Warsan 26/12/2022 Dhageyso: Fasalka 1 aad Ayay Dhigataa Waana Hooyo Leh 3 Caruur Raxmo Xasan Oo Ku Nool Magalada Baydhabo. 15/01/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.