Baydhabo(WRB)Warsan Radio Oo Kamid Ah Idaacadaha Ka Howlgala Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Ee Koonfur Galbeed Somaliya Ayaa Waxaa Ay Dhageystiyaasheeda Ay U Sheegeysa In Ay Si toos Ah Ugu Dhageysan Karaan webyada Kala Ah Warsanradio.com” Wadaninews24.com iyo Gobolada Dalka Somaliya Waxaad Ka Dhageysan Kartaa SW Muujadaha Oo Kala Ah 19.41 7.75 Mitir Baan.
Magalada Baydhabo Iyo Degaana Iyo Degmooyinka Hoos Taga Waxaad Kadhageysan Kartaa 88.2
Kaqeybgal Wararka Iyo Barnaamishada Kabaxa Warsan Radio. Ka Dhageyso Warar iyo Barnaamisho
Wararka Wareysiyada Iyo Barnaamishada Si aad Ugu Qeyb Gaadato Waxaad Soo Wacikartaa
Teli:+252616008236 Ama +252612550003