Guddoomiye Madaale Oo Shir Guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka written by Warsan Radio 02/01/2023 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa shir guddoomiyay shirka Degmooyinka gobolka kaas oo looga hadlay sidii sanadkan cusub ee 2023 horumara muuqdo oo la taaban karo looga hirgalin lahaa Caasimadda.Shirkan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Xog’hayaha guud ee Gobolka, Taliyaha Ciidanka Ilaalinta Deegaanka, Guddoomiyaasha Degmooyinka, iyo Agaasimayaal,Shirkan oo ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose Xamar ayaa qodobadii looga hadlay waxaa kamid ahaa dardargalinta Amniga, kor u qaadista Daqliga, Nadaafada iyo Horumarinta isdhaxgalka Bulshada,Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shirka ka sheegay in guddoomiye kaste iyo Agaasime kaste lagula xisaabtami doono mas’uuliyadda uu shacabka u hayo. Guddoomiye Madaale Oo Shir Guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka was last modified: January 2nd, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sheekh Aadan Madoobe oo Caawa Guddi Magacaabay next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 23/10/2021 Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Saldhigga Booliiska Iyo Xarumaha Ciidamada Danab Iyo Nabad-sugiddu Ay Uga Suganyihiin Dhuusamareeb 05/09/2019 Dhageso:-Waxbarashada Sare ee Gobolka Hiiraan aya sare u kacday sanadihii danbe {warbixin} 15/01/2017 Shabaab oo culeys ku hayo Maamulka Galmudug 29/08/2021 Beesha Caalamka oo ku baaqday markale in si deg-deg ah loo bilaabo wadahadalada doorashooyinka 23/02/2021 Wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye oo laamigii ugu horeeyey la saaray (Sawirro) 04/08/2020 DHAGEYSO: Khudbadaha Musharaxiinta Guddoonka Baarlamaanka 09/01/2017 Madaxweyne Xasan Sheekh oo Talisyada Ciidanka Xoogga iyo kan AFRICOM kala hadlay ka dhanka ah Al-Shaabab 24/10/2023 Shirkado caan ah oo laga mamnuucay wadanka Mareykanka 19/09/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 10/06/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.