Ilhaan Cumar oo markii saddexaad loo dhaariyay xubin ka tirsan Congress-ka Mareykanka written by Warsan Radio 04/01/2023 Ilhaan Cumar oo laga doorto degmada shanaad magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa markii saddexaad Talaadadii loo dhaariyay xubin ka tirsan mudaneyaasha Golaha Wakiillada Congress-ka Mareykanka.Ilhan oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga ayaa bishii Novermber ee sannadkii hore mar kale dib loo soo doortay.“Kursigani aniga kaliya maaha. Waxaa isla leh kumannaanka qof ee aan ku metelo, kuwaas oo doonaya wakiil u dagaalama” ayay barteeda Twitter-ka kusoo qortay Ilhan markii la dhaafiyay kadib.Waxay sheegtay in u dagaallami doonto sidii wax looga qaban lahaa cimilada, xuquuda shaqaalaha iyo ilaalinta dimuqraadiyadda.Ilhaan Cumar ayaa dabayaaqadii 2018 noqotay qofkii ugu horreeyay ee Somali-Mareykan ah oo ka mid noqda Congress-ka Mareykanka. Ilhaan Cumar oo markii saddexaad loo dhaariyay xubin ka tirsan Congress-ka Mareykanka was last modified: January 4th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Kooxda Al-Nassr oo taagereyaasheeda u soo bandhigtay Cristiano Ronaldo next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Wararkii u dambeeyay Qarax xooggan oo goor dhow ka dhacay Muqdisho 08/08/2020 JILIB: MADIXII AMNIGA DIBADA ALSHABAAB OO LAKHAARIJIYEY. 03/09/2020 Cabdinuur Cali Aadan oo loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka 23/01/2022 DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN 07/06/2017 Dhallinyaro Soomaali ah oo ku xiran xabsi ku yaalla Niger & mas’uuliyiin booqday 29/11/2022 VIDEO Maalinta Shaqaalaha Aduunka oo Baydhabo Laga Xusey 01/05/2018 Tirada dadka u geeriyooday Coronavirus soomaaliya oo korortay 25/04/2020 Booliska dalka Malaysia oo fashiliye afduub qarsoodi ah oo sirdoonka Israel ka wadeen caasimada Dalkaasi 19/10/2022 Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Jubbada Hoose iyo Wararkii ugu dambeeyey 13/07/2020 Sweden oo soo masaafurineysa Kumanaan Qaxooti kasoo jeeda Somalia & dalal kale 20/08/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.