Qaraxyo Khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Hiiraan written by Warsan Radio 15/01/2023 Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in labo qarax oo xoggan laga maqlay degmada Jalalaqsi waxana la soo sheegayaa in khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh uu soo gaaray dadka rayidka ah iyo ciidamada dawladda.Dad goobjogayaal ah oo u warramay warbaahinta Risaala ayaa sheegay labada qarax oo ahaa kuwa loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyay isalamarkaana uu ka dhashay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawaca waxaana la xaqiijiyay in 8 ruux ay ku dhinteen tiro kalena ay ku dhaawacmen.Wararka ayaa intaas ku daraya In qaraxa koowaad uu ka dhacay Agagaarka Buundada degmada Jalalaqsi ee gobolka hiiraan oo fariisin ay ku leeyihiin ciidamo ka tirsaan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Jabuuti ee qeyb ka ah howlgalka ATMIS.Qaraxa labaad ayaa la tilmaamay in uu ka dhacay goob ay ku sugnaayeen dad badan oo shacab ah waxaana ka soo gaaray khasaare kala duwan goob joogaayaaa ayaa xaqiijiiyay in askar wadada mareysay ay rasaaseeyeen gaariga qaraxa ku rarnaa sidaasna uu ku qarxay .Sidoo kale degmada Buuloburte ee gobolka Hiiraan ayaa iyana qarax uu ka dhacay lamana oga khasaarahaa ka dhashay. Qaraxyo Khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Hiiraan was last modified: January 15th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan next post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan. You may also like Dhageeyso:-Gudoomiyaha Gobolka Baay Cali War dheere Ayaa Ka Hadley Shaqaaqo Maanta Ka dhacay Duleedka Magaalada Baydhabo . 23/05/2017 Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Wasiirrada KGS? (Sawiro) 13/08/2020 Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 10/02/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Dhalanyarada 13/09/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 06/08/2020 Sawiro;-Madaxweyne Deni oo xilka ka qaaday Wasiir aad ugu dhawaa iyo Juxa oo Wasiir loo magacaabay 24/09/2022 AKhriso:- Madaxdda dowladda Soomaaliya oo la kulmay Madaxa UNHCR oo soo gaaray Muqdisho Maanta 17/12/2017 Wasiirka Gaashaandhigga oo saxiixay Siyaasadda Xaquuqda Aadanaha ee Wasaaradda 26/05/2021 Madaxweyne Farmaajo “Dalkeenna Maanta Waxaa Uu La Tacaalayaa Halis Caafimaad” 01/05/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Arimaha bulshada ee maanta oo dhalinyarada ku saabsan. 10/08/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.