waxaa Maanta Lasoo Gabagabeeyay Doorashadii Aqalka Hoose ee Barlamanka oo ka socotay Baydhabo ayadoo ay jirtay xaalad is qabqabsi ah 3 dii xildhibaan ugu dambeeysay ayaa waxaa maanta la doortay 2 Xildhibaan oo ka soojeeda Beesha Dabare
Diyaarado isla maanta soo daabulayay Ergada Beeshaan ayaa Doorashada waxa ay si toos ah u bilaabatay Gelinkii Kambe
Waxaan ku Tartamay Labada kursi ee ugu dambeeysay koonfur Galbeed Xuseen Maxamuud Sheekh oo helay 50 cod halka Cumar Cali Maxamed uu helay 1 cod
Dhanka kale waxaa kursiga labaad ku rattamayay Xasan Macalin Xuseen oo Helay 40 Cod halka uu Xasan Xaaji Ibraahim uu helay 10 cod