Waxaa xalada adag lasoo Darastey shacabkii ku noolaa deg mada Qansax dheere ee gobolka bay ayadoo beerihii ay abaarsedeen wrihii ku yiiley Qasax dheerena ay noqdeen kuwa faaruq ah Gudooomiyw ku xigeenka Degmada Qansax dheere Cbadule Xasan saney ayaa waxa uu ka Hadley halada ay ku nool yihiin shacabka ku nool Degmadaasi
Waxaa sii adkaaneyaa XAlada shackii ku noolaa Gobolada Bay Iyo Bokool kawaas oo la soo Darasey Abar ay sameen ay Ku reebtey Dadka Iyo duunyadaba Walow ilaa iyo Hada ay san jirin Cid kaalmo Gaarsiisey