Ciidanka Dowlada Soomaaliya Ee Degmada Waajid Ayaa Howlo Baaritaano Kada Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool
Ciddanka Ayaa Baaritaano Kawada Xaafadaha Magaalada waajid ee gobolka bakool waxaana ujeedka Hoolgalka lagu sheegey mid lagu xaqiijinayo amaanka degmada
Gudoomii ku Xigenka Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool Adow Abdiraxmaan Ayaa Warbaahinta Koonfur Galbeed soomaaliya l Uga Warbixiyey Xoolgalkaasi Wuxuuna Sheegey In Xoolgalka Ay Bilowdeen Maalma Ka Hor .
“Ujeedada Hoolgal Waa Mid Lagu Xaqiijinayo Amaanka Magaalada Xudur Ee Gobolka Bakool Ee Koonfur Galeed Soomaaliya Waana Mid Lagu Baarayo Xaafadaha Iyo Goobaha Laga Shakiyey ;Ayuu Yiri Gudoomii Ku Xigeenka Degmada Waajid Adow Abdiraxmaan
Hoolgalkaan Ciidanka Dowlada Soomaaliya Ee Gobolka Bakool Ay Ka Wadeen Degmada Waajid Ayaa Waxaa Uu Ku Soo Aadayaa Xili Goboka Bakool Ciidanka Dowlada Soomaaliya Ay Wadaan holgal Lagu Doonayo Sidii Loo Furi Lahaa Wadooyinka Gobolka Bakool Ee Al Shabaabka Go,doonka Galiyeen
By:Maxamed aadan Maxamed
Baydhabo