Saciid cumar daahir oo soo booqdey warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya ayaa cudsadey in wax u qabtaan umada soomaaliyeed asigoo indha wax aragooda beeley asigoo 7 jir ah saciid ayaa sheegey in gargaar degdeg ah ubaahanyahay in umada wax uqabtaan sida dowlada, gacansatada iyo haa,adaha bulshada asigoo dhib badan heesto SACIID ayaa ah xaasle oo ilaa 3 caruur heesto kuwaasoo yar yar wuxuu iminka ku suganyahay hurseed uga yaraan ayaa wuxuu ka cudsadey in dugaan yar xitaa loosameeyo asigoo imaashaha warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya kalikiisa imaadey oo qof gacanta qabto heeysanin walaaal u gargaar oo caawi walaaal adna ilaahey ayaa ku caawinaayo wixii dhiibato ayaa bari heleysaa waa walaaal soomaali oo cimrikiisa inta badan wax argin walaaal ka faraxsi si dadka oo kale oo wax uqabsado asigoo indho leh walaaal,