Gadoomiyaha ayaa ka hadley arimaha haatan ka taaagan degmada diinsoor oo xaalado ka taakan taasoo ah xaga caafimaadka,biyaha, waxbarashda iyo kurontada ayaa degmada ah mida uga liidato asigoo ku celceliyey biyo la,aan aad u jirto taasoo dad saameeeen shubin biyood iyo xaalada caafimaadarada hadaba gadoomiyaha cudkiisa hoos ka dhageyso si wax bada nuga ogaato xaalada haatan ka taagan degmada diinsoor