Waxaa Maanta Wareegto rasmi ah 00 ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Sharlif Sheekh Aadan, ayaa lagu magacaabay gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Bay
Wareegtadan 00 ku Taarikhdeedu ay tahay 4/6/2015 ayaa Gudoomiye looqu Gaqacaabay qobolka Bay kadib markii xilka laqa qaaday qudoomiyahii hore ee qobolka Bay Cabdi Aadan H00sow. Gudoomlyaha Cusub Ee Gobolka Bay ayaa waxaa Loo Magacaabay Mudane C/rashiid Cabdullahi,Oo Qof Dhalanyaro isla markaana ka shaqeyn jirey arimaha samafalka. Uqu Dambeyntii Cabdi Rashiid Cabdullahi ayaa ku maqac dheer LFC, ayadoona shacabka qobalka Bay aad usoo dhoweeyen magaabista Gudoomiyaha cusub ee Ioo magacaabay qobalka Bay.
Gudoomiyagha Cusub Ee Gobolka Baay Abdirashiid Cabdulaahi(1)