BAYDHABO–(WSR)–Shir Jaraaid ay Maanta Wada Qab Teen Safiir kii hore ee kenya Maxamed
Cali Ameerika iyo waziirka warfaafinta KGS Ogaas Xasan
Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyey dalka Kenya Mudane Maxamed Cali Nuur Ameriko ayaa saakay si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada baydhaba ee xarunta Gobalka Baay.Xubno isugu jiray qeybaha bulshada Iyo maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaraha Magaalada Baydhaba Safiirkii Hore Soomaaliya.