Baydhabo–(WSR)–Wareysi aanu La Yeelanay Godoniyaha Arimaha Bulshada Faysal Registration Horay Logu Hadlay Gudomiya ayaa ku telmaamay edaynta lagu tilmamay inay tahay waxa waxaba ka jirin ayna tahay barbagaanto oo ka hor imaanaysa hormarka bulshada shacabka gudoomiya oo hadalkiisa sii wata ayuu yiri aniga caden ayaan Hayaa oo aan ku beeninaayo edaynta soo yeeraysa, Dhageyso codka gudoomiyahay .