Golaha Badbaadada Koonfur Galbeed Somaliya ayaa si wanaagsan u dhageystey xaaladaha kajira deegaanada Maamul Gobaleedka Putland , oo ay ka warbixinayeen odayaasha kunool deegaanka Putland ee ku abtirsada Koonfur Galbeed Soomaalliya. Waxaa kaloo goobtaasi ka hadley wasiirada Haweenka ee Maamul Gobaleedka Puntland Anisa Maxamed Xaaji Aadan ayaa sheegtey inay u dhaaratey Wadanka , ayna dhaarta ay dhaaratey ay fulin doonto kuna dhaqami doonto sidii loo sameyn lahaaa Cadaalad iyo Sinaan bulshada ku nool Deegaanada Putland dhammaantooda hoostan kadhagayso waxyaalaha laga wada hadley