Dhawaanahaan Ayaa Waxaa Dhiwatooyin Ay Kajireey Degaano Iyo Degmooyin Katirsan Gobolka Shabeellaha Hoose Ee Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya Taasi Oo Lagu Haayey shacabka Dega Halkaasi Taasii Oo Ay Aheed Dhac Iyo Dilal Kala Duwan Iyadoona La”ugyahay In Dhawaan Halkaasi lagu Guwey Gurigooda Ay jifeen Dadka Ladiley Ayaa Waxaa Kujirey Carruur Aad U Da’yar Ay Jireen Midka Ugu Weyn iyo Midka ugu Yar Todobo Sano Iyo Todobo Billood Dhiwaatooyinkaasi Ayaa Waxaa Kahadley Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya Dowlada Faderaalka Somaliya Iyo Caalamka Intiisa Kale.
Iyadoo Dhawaana Halkaasi Ay Gareen Odiyaasha Dhaqanka Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya Oo Katagey Magalada Baydhabo Si Ay U Dhexgalaan Lawo Belood Oo Walaal Ah Oo Halkaasi Dirir Ay Ku Dhaxmartey Iyadoo Odiyaasha Ay San Aheen Markii Ugu Horeysay Oo Ay Garaan Gobolka Shabeellaha Hoose Oo Ay Dhexgalaan Amaba Ay Xaliyaan Dhibka Kajirto Halkaasi Malaaq Deerow Yaquub Ayaa Waxaa Uu Kamid Ahaa Odiyaashii Kaqeybgaley Xalinta Iyo Waxkaqabashada arimaha Kataagan Gobolka Shabeellaha Hoose Waxaana UU Sheegey In Marar badan Ay Kahadleen Shirarna Ay Ugu Qeebqateen Magalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye Sidii Xal loogu Gaari Lahaan Dhibkaasi hadaba Waakan Malaaq Deerow Yaquub Oo Arimahaasi Ugu Warbixiyey Warbaahinta Idalenews.com
malaaq deerow
W/Q;Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}