Bajaajleyda Baydhabo Iyo Wazaarada Gadiidka Koonfur Galbeed Soomaliya Oo Isku Wareersan
Maalintii Lasoo Dhaafey Ayaa Waxaa Hakad Ku Jirey in Magalada Baydhabo Ay Ka Shaqeyaan Gawaarida Loo Yaqaano Bajaajka Ama Dhudhuleyda Kadib Markii Laamaha Amaanka Koonfur Galbeed Soomaliya Ay Soo Saareen In Dhamaanba Laxareeyo Bajaajya Ka Howlgala Magalada Baydhabo iyo Kuwa Isu modaa Tulooyinka Kale,
Laamaha Amaanka Koonfur Galbeed Soomaliya Ayaa Waxaa Ay Shegeen Ineysan Rawin In Ay Dhibateyeen Dadka Kashaqeysta Bajaajyada Ay Rawaan In Ay Sugaan Amaanka Guud Ee Magalada Baydhabo Kadib Markii Dhawaan Dagaal uu Ka Dhacay Duleedka Baydhabo Oo Halkaasi Ku Dagaalamey Ciidamada Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Soomaliya Iyo Uaraka Al Shabaab,
Gudiaga Bajaajleyda Xasan Maxamed Cabdullaahi Ayaa Waxaa Uu Tabiyenews.com ugu Warbixiyey Sawabta Looxirey Iyo Markii Lasoo Fasaxey Sida Ay Ulahadleen Ciidamada Iyo Laamaha Amaanka Ka Howlgala Magalada Baydhabo.
Magalada Baydhabo Ayaa Waxaa Ka Howlgalaa Kudhawaad Lixboqol Oo Bajaaj Ah Oo Kakalshaqeyaan Baydhabo Iyo Degaanada Kale Ee Hoos Yimadaa Wazaarada Gadiidka Ayaa Waxaa Ay Sheegtey In Ay Wadaan Tira Koob Oo Lagu Wado Bajaajyada lagu Tirakoobayo Qaar Wazaarada Ay U Diwaan Galisan Iyo Kuwo Kale Oo kamaqan Kamaqan Ciiwaanka Wasiirka Gadiidka Cirka Iyo Dhuulka Koonfur Galbeed Soomaliya Maxamed black Ayaa Waxaa Uu Sheegey In loo baahan Yahay In Ay Uhogaansimaan Wazaarada Gadiidka Si Aan U Imaanin Amaandaro Dhanka Iyo Bajajyada Wasiirka Gadiidka Cirka Iyo Dhuulka Koonfur Galbeed Soomaliya Maxamed black Ayaa Asna Idalenews.com Ugu Waramey Waxyaabaha Looga Baahan Yahay in Ay Maraan Dadka Kashaqeysata Bajaajyada Kuna Wadaa Magalada Baydhabo,
Waakan Gudiga Bajaajleyda Magalada Baydhabo Xasan Maxamed Cabdullaahi Iyo Wasiirka Gadiidka Cirka Iyo Dhuulka Koonfur Galbeed Soomaliya Maxamed black Oo Wareystey
Wariyaha Tabiyenews.com Cabdullahi Nuur Aadan{jeceelow}
W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}