WRB:Waxaa Sii Adkaaneysaa Xaaladihii Ay Kujireen Shacabkii Ku Nolaa Degaanadaan Iyo Degmooyinka Katirsan Goboladaan Baay Iyo Bakool Gaar Ahaan Gobolka Bakool Tan Iyo Markii Ciimada Dowlada Faderaanka Soomaliya Iyo Ciidamada Itoobiya Markii Ay Lawaregeen Goboladaan Lisku Yiraado Koonfur Galbeed Somaliya Kana Sareen Urarka Al Shabaab Ayaa Waxaa Goboladaan Ay La Ku Meen Cuna Qabateen Aad Udan Shacabkana Aad Usameyey.
Shacabkii Qeer Ee Ku Nolayeen Meelaha Aadka Usameyey Gudoonka Ayaa Waxaa Ay Kabara Kaceen Goobahii Ay Ku Sugnayeen Si Ay U Helaan Nolal Midaasi Ka Sii Duban Ayigoo Ka Sii Ordaaya Hantadii Maguurtada Ahaa Ee Ku Lahayeen Deganadii Ay Ku Sugnayeen.
Shacabka Hada Ku Nool Magalooyinka Gudoomiyey Urarka Al Shabaab Ayaa Waxaa Ay Lakulmaan Dhibaatooyin Kala Duwan Sida Caafimaadarada;Waxbarasho La”aanta Iyo Waxyaabo Kale Ee Laxiriira dhanka Iyo Nolasha.
Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya Waxaa Uu Ka Armiyaa Gobolada Baay Bakool Iyo Shabeelaha Hoose Inta Badana Waxaa Uu Xooga Saarey Sii Degmo Kasta Iyo toolo kasta Oo Katirsan KG Uu uyeenlahaa Ciidamo Katirsan Kg Hada Degmooyin KG Waxaa Ku Sugan Ciidamo Ay Katirsan Kg Waxaa Ay Wehliyaan Ciidamada Dowlada Faderaanka Somaliya Iyo Ciimada Midowga Afrika Ee Amison Kuwooda Itoobiya Oo Ay Dalka Somaliya Ujogaan Nabad Ilaalin Hada Majirto Degmo Ama Magaalo Oo Sibad Ah Ay Gacanta Ay ugu Hayaan.
Degamada Waajid Ee Gobolka Bakool Waxaa Ay Kamid Tahay Degmooyinka Ay U Godoonsan tahay Urarka Ay Shabaab In Mudo Ah Saameyeyna Shacabkii Halkaani Ku Nolaa Wadooyinkana Majiraan Wax Dhaqdhaqaaq Ah Waxaa Laga Mabnuucey Gawaridii Ay Galayeen Ama Kabaxaayey Waxaa jirey Marar Qaar Oo Raashiinka Si Dhuumasho Ah Lagu Geenayo Oo Lagu Qaado Saxaarada Dameerka Waxana Ku Geenjirey Dadka Degaanka.
Intii Degmadaasi Gudoonka Saarnaa Dad Badan Ayaa Isku Deyey In Ay Waxgaarsiyaan Inta Udhaxeyso Degmada Baydhabo Iyo Waajid Oo Ay Isu Jiraan 90KM Ayaa Waxaa Halkaasi Ku Naf Waayey Dad Iyo Duunyo Oo Marayey Wadadaasi.
Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool Cadow Cabdiraxmaan Jugle Ayaa Waxaa Uu Kahadley Xaalada Degmadaasi Waxaan Uu Shegey in Xaalada Ay Tahay Mid Adag.
Dhanka Kale Gudoomiyaha Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Degmada Waajid Inaysan Kajirin Adeeg Bulshadeed Cafimaadka Iyo Waxbarashada Shacabkana Ay U Baahan Yihiin In Ay Helaan Waxbarasho Kufilan Loonadhiso Iskolaad Iyo Dugsiyada Lagu Barto Qur”aan Kariimka Dhanka Kale Waxaa Uu Sheegey In Dhibaatada Ugu Badan Ay Tahay Degmadana aan Laheen Dhanka Iyo Xarunmaha Cafimaadka Maadaama Caafimaadka Uu Yahay Wax Aan noolaha uga Maarmi Karin Shacabka Ku nool Waajid Ayaa Ah Dhibka Ugu Horeyo Ee Heysto Caafimadarada Ka Jirta Halkaasi Marar Badanna Dadka reer Waajid Ay Udhinteen Daawo La”aan Ha U Badnadeen Dhanka Iyo Haweenka Marka Ay Jogaan Xiliga Dhalmada.
Gudoomiyaha Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Wadada Ugu Horeyso Oo Muhiimka Ah Furayaan Ay Tahay Wadada Wada Xiriiriso Waajid Iyo Baydhabo Oo Ay Isu Jiraan 90KM Gudoomiyaha Ayaa Waxa Uu Sheegey Furitaanka Wadadaasi In Ay Wada Furikaraan Ciidamo Kasoobaxa Magalada Baydhabo Iyo Kuwa Degmada Waajid.
Gudoomiye Kuxigeenka Waajid Ee Bakool Cadow Cabdiraxmaan Asigoo Hadalkiisa Siiwadta Ayaa Waxaa Uu Sheegey Meesha Kaliya Ee Wax Kasoo Laga Waajid In Ay Aheed Magalada Buurdhuxunle Oo Ay Isu Jiraan 30KM Gudoomiyaha Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Magaladaasi Hada Ay Lawaregeen Ciidamo Katirsan Urarka Al Shabaab Kadib Markii Magalada Buurdhuxunle Ay Baneyeen Ciidamada Dowlada Faderaalka Somaliya Iyo Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Somaliya Ay Garab Kahelayaan Ciidamada Amison Kuwooda itoobiya Sidaasna Degmada Ay Ku Weysay Gar Gaarkii Yaraa Ee Soogalaayey.
W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)Xafiiska Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay.