Malaysia(WRB)Sharci dhanka amniga ah ayaa ka dhaqan galay dalka Malaysia.
Sharcigaasi waxa uu Ra’iisul wasaare Najib Razak uu siinayaa awood cusub.
Ra’iisul wasaaraha waxa uu sheegay in sharcigan uu u ahaa lagama maarmaan dagaalka wax uu ku tilmaamay argagixisada.
Laakiin waxaa laga baqayaa in loo adeegsado aamusiinta mucaaradka dowladda.
Sharci amni oo lagu soo rogay Malaysia
previous post