Baydhabo(WRB)Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Ayaa Waxaa Si Aad Ah Loogu Dareemayaa Isu Diyaarinta Maalinta Ciida Oo Maalin Kaliya Nagaxigtaa
Qaar Kamid Ah Wariyaasha Warsanradio Ayaa Waxaa Ay Dhaxgaleen Suuqyada Ugu waaweyn Ee Magalada Baydhabo Waxaana Weysiyo Layesheen Ganacsatada Baydhabo Waxaaana Ay Kawareysteen Sida Dadka Ay U Iibsanayaan Waxyaabaha Lagu Ciidaaayo Maalinta Ciida.
dhaq-dhaqaga-ciida-baydhabo