Baydhabo(WRB)Kusimaha Madaxweynaha Ahna Wasiirka Beeraha Iyo Waraabka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Maxamed Xasan Fiqi Ayaa Waxaa Uu Kahadley Dagaalada Ay Kasocdaal Gobolada Maamulka Koonfur Galbeed Kaasi Oo U Dhaxeeya Urarka Al Shabaab Iyo Ciidamada Dowlada Faderaalka Somaiya Kuwa Booliska Gaarka Ah Ee Kuunfur Galbeed Iyo Ciidamada Amisoon Asigoo Sheegey In Dhamaan Ciidamadaasi Ay U baahan Yihiin I Gacan Laga Siyo Dagaalka Ay Kula Jiraan Ururka Al Shabaab Uu Godoomiyey Qeybo Katirsan Gobolada Koonfurta Somaliya.
Maxamed Xasan Fiqi Ayaa Dhanka Kale Waxaa Uu Sheegey In Ciidamada Ay Ka Go”antahay In Ay Sugaan Amaanka Degmooyinka Iyo Degaanada Katirsan Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya.
Kusimaha Madaxweynaha Ahna Wasiirka Beeraha Iyo Waraabka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Maxamed Xasan Fiqi Ayaa Hadalkaani Waxaa Uu Ku Sheegey Xili Uu Kaqeyb Galey Shaley Xaflad Lagu Xusaayey 21 Setenbar Oo Ah Maalinta Nabada Aduunka OO Lagu Qabtey Magalada Baydhabo Oo Xarun Kumeel Gaar U Ah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
W/Q/Wariye:Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)