Baydhabo(INO)- Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ayaa Shaley ka dhacdey fal argagax iyo murugo ku beerey laabta shacabka magaalada, ka dib markii la gubey qiibo ka mid ah Qabuuraha Qadiimka ah Ee Keerow Fogge, iyadoona qabuurahaas hareerahooda ay degan yiihiin dad shacab ah. Magaalada ayaa sii balaaratey, waxaa sii yaraadey dhulalka.