Baydhabo(WRB)malaaq deerow yacquub oo lahadlaayey radio warsan ayaa waxaa uu kahadlay xukun lasheegay in dowlada india ay ku riday dhalinyaro somaliyeed oo ay ku eedeysay iney burcad badeed yihiin asagoona sheegay Malaaqa in india ay kawaantowdo ficilkasi.
sidoo kale malaaqa oo hadlkiisa siiwata ayaa dhalinta somaliyeed ugu baaqay iney kaharaan tahriibka Waxaana Uu canbaareyn dusha ugu tuuray dowlada somaliya
hadalka malaaqa ayaa ku soo aadaya kadib markii ay dibad baxyo kadhaceen gobolada dalka qaarkood oo loogu soo horjeeday go,aanka maxkamada dalkaasi india ku xukuntay dhalinyarada somaliyeed Oo Hada Ay Ku Jiraan Gacanta Dowlada India.
malaaq-deerow-yacquub
W/Q/Wariye Aadan Xasan Cusmaan (AADAN GEESEY)