AFGOOYE(WRB)Kadib Markii Maanta Gelinkii Hore Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Howda Ay Kasareen Radio Afgooye Xabsigana Ay Utaxabeen Maamulka iyo Shaqaalaha Idaacada Afgooye Oo Ka Howlgasha Degmada Afgooye Ee Gobolka Sh/hoose Ayaa Sacado Kadib Waxaa Lasiideyey Maamulka iyo Shaqaalihii idaacadaasi.
Agaasimaha Idaacada Afgooye Maxamed Muuse Qanciye Oo Lahadlaayey Idacada Warsanradio Ayaa Waxaa Uu Kahadley Sababta Keentey In idaacada Hawada Laga Sooro Shaqaalahana Xabsiga Ladhigo Waxaa Uu Sheegey In Jirdil Loo Geystey Qaar Kamid Ah Wariyaashi Kahowlgalaayey Idaacadaasi Sacado Kadibna Lasii Deyey Maamulka Iyo Wariyaasha.
maxamed-muuse-radio-afgooye
DHAGEYSO+WARESI’AGAASIMAHA RADIO AFGOOYE MAXAMED MUUSE OO KAHADLEY XARAGA LOO GESTEY IDAACADA IYO QAAR KAMID AH WARIYAASHA KAHOWLGALA IDAACADA AFGOOYE
previous post