Baydhabo(WRB)Maamlihii Lasoo Dhaafey Magalada Baydhabo Oo Xarun KMG U Ah Dowlada Gobleed Koonfru Galbeed Somaliya Ayaa Waxaa Ka Socdey Howlgalo Lagu Xaqiijinaayo Amaanka Good Ee Magalada Baydhabo Howlagadaasi Oo Ay Wadeen Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Iyo Ciidamada Nabad Sugida Degmada Baydhabo.
Intii Ay Howlgaladaasi Ay Wadeen Ciidinka Ayaa Waxaa Ay Ku Gulesteen In Ay Fashilaan Minooyinka Dhuulka Urarka Al Shabaab Ay Ku aseen Mid Kamid Ah Xaafada Ku Yaala Magalada Baydhabo.
Taliye-kuxigeenka Ciidamada Booliska koonfur Galbeed Maxamed Isaaq Caracase Xili Aan Qadka Telefoonka Kula Xiriirey Ayaan wax Kaweydiyey Howlgaladaasi Ay Ka Qabteen Magalada Baydhabo Xaafado Kamid Ah Iyo Hadii Ay Jiraan Dad Ay soo Qabqabteen,
W/Q/Wariye:Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)