BAYDHABO-(WSR-Warbixiin ay ka soosaareen Gudoomiyaha Ururka suxufiyiinta KGS Muxidiin xasan maxamed xusni weriyaal ay ku xireenΒ Ahlus Sunnah wal Jamaah Gobalka galgaduud ee xaruunta dhuusmareeb Gudoomiyahay ayaa ugu baaqayΒ Ahlus Sunnah wal JamaahΒ Β haday ay rabaan inay ay xukumaan suxufiinta waa inay ay samaystaan idacad ay leeyihiin oo ka sheqaynaysa dantooda gaarka ah .
Hoos ka Dhageyso codka gudiga suxufiinta KGS