Wararka naga soogaaray Gobolka Gedo ee Demooyinka Luuq iyo Dooloow ayaa Sheegaya in ay habeenkii Khamiistii uu da`ay roobab xoogan oo aad loogu diirsaday
dhanka kale ayaa waxaa soo baxaya in ay jiraan Khasaaro uu dhaliyay Roobka taasoo ah in uu waxyeelo gaarsiyay dhamaan isgaarsiinta oo kala ah hirkadaha taleefoonada iyo qadka interneetka
wararka ayaa sheegay in ay ilaa hada ay jirto dhibaatada loo qabo isgaarsiin walow ay dadka qaar helayaan Anteeno ay ku hadlaan ayna ka helayaan Anteenada Deegaanka Dogob oo ujirta 30 Kiiloo mitir