Iyadoo ay Jiraan Abaaro ay saameysey Dadka Iyo duunyada ku dhaqan Gobolada konfurgalbeed soomaliya Degmada Qansax dheere Ee Gobolka bay Ayaa Kamid ah meelaha ay Abaarta Ka jirta Gudoomi ku xigeenka ,degmadasi Abdule xasan saney, ayaa sheegey in ay maalinba maalinba ka denbeysa ay isasoo tareyso Abarta kajirta Degmada Qansax dheere iyo deeganada xoos yimada
Sidoo kele Gudoomiyah oo Hadalkiisa ,siiwata ayaa waxa uu codsi udirey Dowlada dhexe maamulka kg iyo Ha yadah sama falka in ay dadkan ay la soo garaan gurmad deg deg ah
Hadalka Gudoomiyah ayaa waxaa uu ku soo aadeyaa Xili shacanbka ay ka soo Barakacayaan deeganada ay ku sugan yihiin ay soo adeyaan meel ay ka xeleyaan waxa ay maalintii ay quutaan
Feysal Dhayow Xuseen