ATHIINY MO’OSHIITHY Waxaa jira waxaad ogtahay oo haddana moogtahay oo u baahan in lagu xusuusiyo si aad u ogaato qiimaha ay leeyihiin. Hadaba iyadoo taas laga duulayo ayaan idiin diyaarinay…
2016
Ra’iisulwasaarihii hore Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Siyaasiyiinta Musharaxiinta ah looga baahan yahay in ay shacabkood u muujiyaan kalsooni. Maxamed Cabulaahi Maxamed ayaa…
DAAWO SAWIRO:- DOORASHADII GUDDOONKA ISBOORTIGA EE DEGMADA XUDDUR KA DHACADAY>>
Doorashadii Guddoonka Isboortiga ee Degmada Xuddur oo maanta ku tartameen musharaxiinta kala ah Cabdisalaan Maxamed kheyr, Amooye Faarax Xasan iyo Maxamed deeq Axmed Aadan, halka musharax Zakariye uu iscasilay intaysan…
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO
WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA OO IDINKAGA IMAANAYEY MAGAALDA BAYDHABO, DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO was last modified: December 21st,…
Daawo Muqaalka :-Munaasabadda xuska maalinta ciidanka Booliiska oo lagu qabtay baydhabo>>
Waxaa maanta magaalada baydhabo ka dhacay Munaasabad aad u ballaaran oo lagu xusayay sanadguurada 73-aad ee ka soo wareegtay aas aaskii ciidanka booliska Soomaaliyeed. Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay Masuuliyiin badan…
Dhegeyso:-Barnaamijka aanu uga Hadlayno Hormar Horay Loogu Arkin Gobalka Bay>>
Dhegeyso:-Barnaamijka aanu uga Hadlayno Hormar Horay Loogu Arkin Gobalka Bay waa dhalanyero is baxhaysatay oo samaystay beer shinada. shirkadaan ayaa lagu magacawo alyaaquub Barnaamijka waxaa soo diyaariyey wariye muxidiin xusni,…







