Kulun ay isgu yimaadeen Gudiga Abaaraha KGS Gudoomiyaasha Baydhabo Iyo Hayadah waxana Kulunka lagu Qabtey Haruunta Degmada Baydhabo ,waxana looga Hadleyey Sidii gur mada Deg deg ah ,
Loogu sameen laah Dadka Ay saameysay Abarta
Kulunka ayaa saxafada ay ka exeed Dibada Jooga waxana Markii Uu soo Cidlaadey warfidiyeenka lahadaley Gudoomi Ku xigeenka Degmada baydhabo adan ali adan Carab
Kulankan ayaa waxaa uu Ku soo adeyaa Xili Gudiga abaraha loo Xilsarey kgs ay wadan Kulumo Gooni Gooni ah oo Loogu cawineyo Dadka ay saameysey Abaarta
Feysal Dhayow xuseen