Waxaa Sii Kordhaya Dhibaatooyinka Iyo Barkaca Ay Ku Jiraan Dadka Kasoo Jedaa Degaanada Qaar Ee Katirsan Koonfur Galeed Iyadoo ay Ka Bakacayaan Halkii Ay Ku Nolayeen Dadka qaar Ayaa Abaarta Waxaa igu darsantey Cudurka Shuban Biyoodka ama Fuuqbaxa Oo Ku dhaca Dadka waweyn Iyo Carruurta.
Degmada Yeed Waxaa Ay Katirsan tahay gobolka Bakool shacabkeeda Ayaa Kamid Ah Dadka Sameysay abaarta Iyo Cudurka Keena Biyaha Wasaqa ah.
Cabdikaafi buule Waa Gudoomiyaha Degmada Yeed Ee Gobolka Bakool Mar Uu Lahadlaayey Xafiis wareedka Idaacada Warsan radio iyo warbaahinta Koonfur Galbeed soomaaliya ee Magalada Baydhabo Ayaa waxaa Uu Kahadaley Xaaladaha Ay Ku Nool Yihiin Shacabka Degan Degmada Yeed Waxaa Uu Sheegey In Ay Isku Darsadeen Xalada Oo Kala Ah Abaarta Iyo Shuban Biyoodka.
Degmooyinka Qaar Waxaa Saaran Godoon waxaa Dhib Ku Ah Sidii Lagu Gaarsiin Lahaa Gar Gaar Maamaulka Degmada Yeed Ayaa Waxaa Ay Shegeen In Ay wadaan Qorshe Gar Gaar Lagu Gaarsinaayo Shacabka dhibaateysan Oo Ay Ku Jiraan Degmada Godoonsan Ee Yeed.
Iyadoo Dalka Ay Kajiraan Abaaro iyo Cdudurooyin ayaa Hadana jirin wax Dadaal ah dowlada Faderaalka Somaliya Iyo dowlad Goboleed Yada Qaar Ee Dalka Kadhisan.
HOOSE KA DAAWO MUQAALKA
https://www.youtube.com/watch?v=AU3g35dwAr0&feature=youtu.be
W/Q/Wariey:Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)