BAYDHABO={WARSANRADIO:-Markii dhowan cudurka shuban biyoodka uu ka dilaacay xaafadaha magaalada baydhabo,isbitaalka baydhabana ay buux dhaafiyey dadka xanuunkaas uu soo ridanayo ayaa waxaa shirkada isgaarsiinta hormuud deeq dawo ah oo loogu talagaley bukanada shubanka soo ritey ay ku wareejiyeen maamulka isbitaalka baydhabo.
Goobta dawooyinka madaxda horumaad qeybteeda baydhabo deeqda dawada ah ay ku wareejinayeen waxaa goob jog ka ahaa wasiiro ka titsan koonfur galbeed oo uu ka mid yahay wasiirka maaliyada,maamulka degmada iyo ururka haweenka gobalka bay.
Cabdiqadir maxamed maxamuud oo ka mid ah mas,uuliyiinta shirka isgarsiinta hormuud ayaa marka hore fafahinaya deeqda dawada ah ee isbitaaalka ku wareejiyeen.
Gudoomiyaha degmada baydhabo clahi cali watiin,gudoomiyaha ururka haweenka goballka muraayoibraahiniyoagaasimahaisbitaalkacfitaax ibraahinshaaxi ayaa ka mahadceliyey deeqada dawada ah ee isbitaalka lasoo garsiyey xili shuban biyood daran uu ka jiro badayno
RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO VIDEO