Waziirka xubka dhista dhagan cilinta Tawabarada  Maleeshiyaadka Maamulka kgs Xasan xuseen Xasan eley ayaa kahadley Howlgalada Ka socoda deeganada Kgs asagoona Ciidmada Uu ku booriyey In ay Foraan Wadooyinka ay Xireen ururka Al Shabab waakan asaga oo ka hadleyaya waziirka
 Hadalka Waziirka ayaa waxa uu ku soo Adeyaa Xili ay Wadooyinka ay Xayirad ay Ku soo Rugeen Al shabab tasina ay saamey  Isa socodka  Bulshaada
wariye Feysal dhayow xuseen
								
 
						 
						 
						 
						 
						 
						 
						 
						 
						