Natiijada tartan aqooneedka bisha barakaysan ee Ramadan ee Radio warsan habeenkii koowaad waxaa ku tartamay group A oo ay ku tartamayeeyn Xaafadaha kala ah Daarusalaam (A) iyo Wadajir (B)
Min todobo su’aal oo la waydiiyey Xaafadaha tartamay ay layimaadeen dhica dhan
Daarusalaam (A) 13 -9 Wadajir (B)
Sidaasna guusha ku raacday xaafada Daarusalaam (A) oo latimid 13 dhibcood
Habeen dambe waxa is arkaya Salaamey A iyo Horseed B
Insha’allah