Sideed booyd Oo biyaha ayaa Lagaar siiye Toolyin Xoos Yimada Maglada baydhabo oo ay kajirto xalada biyo yaraan ah ,oo dadka Iyo Duunyada ay Saameysey .
Booyidahan Biyaha ayaa waxa dadka Deeganka Ugu tabaruucay Haya ‘da Gargaarka Ee Qalam iyadoo dhaqalaha laga soo Uruuriyey Bulshada Somliyeed , ka dib markii ay Baaq ay Udiree waxalaluxuuda Muslimiinta . iyaguna ay ugu soo Jawaabeen Biy lacanta Ka jirta Deegnaada xoos Yimada Magalada Baydhabo ,
Sheekh Ilyaas Cali nuur Madaxa Hay’da Gar Garka qalam iyo Sheekh Abdul Xayi Sheekh adan , iyo Sheekh Abdulaahi sheeka Maxamed ayaa Ka mid ahaa Culmidaadii Howshan Dadaal;ka Ku Bixisey Ila iyo 21 Toolo oo bulsho degan ayaa Ka faa ‘ideystey Booyadaha Biyaha ah ee walalaha muxisiniita Ku soo Beegeey Xiligan Xasaasiga ah ee dadka iyo Duunyada jiilal ban la dholan Dhooleyaan .
waxana dadka ay axaaayen ku aad uga farxay Biyo dhaamintan loosameeye iyagoo sheegey in iyga iyo duunyadooda ay ka maxad Cilineeyan Xiligan waanksan ee Deeqdan Lagu soo beeqey .
Sheekh abdul xaiye sheekh adan oo ka mid ah masuuliyinta Hay’da gargarka qalam oo Booyidaha Biyaha la socodey islamarakana bulshada Xalaadooda ugu kuur aya ka sheekey Biyo Dhaaminta ay usameen.
Hay’ ada Gar garka Ee qalam aya Dhawan sidoo Kale Gurmad ay uameesey Bulshada Degan Degamada Hudur Ee haruunta Gobolka Bokol iyo Degmooyan Ka tirsan Gobolka Geedo Sida Lug ganaane iyo Goboka Bay oo manata Biyo Dhamin ay uga Sameeyen Dadka Ku dhibaatey san deeganada Xoos Yimada , magalada baydhabo .
https://www.youtube.com/watch?v=u6ZvSGcNeGg
Wariye Feysal Dhayow Xuseen