Iyadoo Magalada Moqdisho Casimada dalka Somaliya ay Ka dhaceyso doorashada Madaxtinimada Dalak Somliya Madaxweyni 4 sano soosocta uu Hogaaminlaa .
Ayaa Bulshada Kunool Magalada Baydhabo Ee haruunta Gobolka Bay ay soo Dhaween Doorashada iyagoona ay Eebo ka bariyeen In uu ka soo Baxo Xogaan Wanaaksan Waa kuwan Qaar ka mid aha oo An Mekoroofoonka La dhaha marey hadaladoodana waxaa ka mid ahaa
Musharixiinta Utartameysa Xoganka dalka Somaliya ayaa Ah 22 Musharaxa Waxana Lawada sogeyaa Cidii ku guuleysan lexeed Xogaanka Dalka .
Wariye Feysal Dhayow Xuseen
https://www.youtube.com/watch?v=avmcsZihnRE