Kulunk looga hadleyey arimaha Siyaasada Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya ayaa manta waxa ay ka dhacadey madaxtooyda Koonfur galbeed Ee Somaliya Ee Magalada Baydhabo ,
https://www.youtube.com/watch?v=Y7PHHMgPOTQ
Kulunka ayaa waxa ka soo Qeeb Galey Ururada Bulshada Iyo Xildhibanada Xeer fadarl Iyo kuwa Dolwad Goboleedka Koonfur Galbeed soomaaliya iyo Gudoomiyaha Gobolka Bay iyo Midka Degmada Baydhabo,
Waxana Kulunka oo Shir Gadoomineyey Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya Shariif Xasan Sheekh aadan ,waxana inta badan Kulunka lagu Gur feyney Sidii Laa Mideen laha Dadka Deeganada KoonFur Galbeed Somaliya ,
Waxana Ugu Horeentii Kulunka ka Hadley Gudoomiyah Gobolka bay Rashiid Abdulahi mahamed Iyo Afayeenka Odaysha Dhanka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa bulshada Koonfur Galbeed soomaaliya ay Ugu Baaqeen in ay gacan qabsadaan ay Ku dadaalan Hormarka Deeganadooda .
Sidoo Kale waxa Goobta ka Hadley Qaar ka mid ah Bulshadii ka soo Qeeb gashey Kulunka waxan ay ka hadleen waxa yabaha ay ka aamin sanyihiin Dowlada Goboleedka Koofur galbeed soomaaliya
Intaasi Ka dib Bulsha Da waxaa La Hadley Madaxweynaha Maamulka Kooonfurgalbeed Shariif Xasan Sheekh adan waxana Uu ka Hadley Arimaha siyasada amaanka Iyo Kuwa diidin jiratanka Dolwada Gobleedka koonfur galbeed soomaaliya wuxuu yiri
Sidoo Kale Madaxaweynaha ayaa waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley Taliyaha Ciidmada Dowlada Fadaralka Somaliya Qeebta Lexadanaad Ibarahim Yarow isaaq Iyo Sarakiil Ka socotey Dalka UK waxan Inta badan ay ka wada Hadleen sidii Deeganadan ay Shacabkeeda ay Ugu Noolan lahaayen Amni wanaagsan
W Q Wariye feysal Dhayow Xuseen