Wafdi uu hogamineyo safiirka dalka Ingiriiska Ufadhiya somliya Deevid Cosar ayaa waxa ay soo gareen magalada Baydhabo waxana ay kulun ay la qeeteen Taliyaha Ciidmada Qeebta 60aad Janaral Ibarahim Yarow Isaxaq wxaa u kulunka uu ahaa mid sacado qaatey wafdiga safiirka ayaa waxa ay booqdeen Huurmaha ciidmada Qeebta 60ad uu ku leeyahay magalada Baydhabo oo qaarsho uu ka socodo dhismooyin.
Waxana sifirirka Dalka ingisrka Udhiya somliya ay ubalan qaadeen in tayeen Doonan Ciidmada ay gacan ween ay ka geysan doomna sida isgaarsiina iyo Gawaarida .
Waxana markii Kulunka ay soocidlaadey warfidiyeenka lahadley Taliyah Cidmada Hooga dalka somliya Qeebta 60 aad Ibarahim yarrow isaxaaq uu kawarbixiyey waxa yaabihii ay kawada hadleen .
Kulunkan ayaa imaneyaa Xili Ciidmad Xoogga dalak somliya ay wadan howlgalo lagu sifeyneyo Al shabab deegnada ay ka ga sugan yihiin Gobolada Bay Bakool iyo Gedo.
https://www.youtube.com/watch?v=II1WqW-jluc
W Q Wariye Feysal Dhayow Xuseen