Kulan ay ka qeyb galeen xildhibaano ka tirsan koonfur galbeed,maamulka gobalka bakool,kan degmada xudur,odoyaasha dhaqanka,haweenka iyo dhalinyarada magaalada ayaa waxaa looga Hadley sidii gobalka bakool gaar ahaana xarunta gobalka ee xudur go,adoonka ay saareen Kooxda maleeshiyada al shabaab looga saari lahaa.
Go,doonka sanado badan saran degmada xudur ayaa waxaa sababay in xiligan abarta jirto nolosha bulsada xudur ciriir ay gasho,iyadoo nolosha magaalada hada ay ku tiirsan tahay hal wado ,halkaas oo si dhif ah gadiidka badeecadaha ku yimaada.
Cali aadan wiir oo odoyaasha dhaqanka ka mid ah iyo mid ka mid ah haweenkii kulanka ka qeyb galey ayaa ka Hadley dhibaatada laga dhaxley go,doonka wali saran degmooyinka gobalka gaar ahaana xudur.
Gudoomiyaha degmada xudur maxamed macalin xamed iyo xasan aadan maclin oo ka mid ah xildhibaanada koonfur galbeed kuwaada kasoo jeeda gobalka go,adoonsan ayaa sheegay iney hada socdan qorshayaal go,adoonka maleeshiyada gobalka saran looga baxayo,waxayna dowlada dhaxe iyo koonfur galbeed ka dalbadeen iney arintan ka shaqeyso.
Kulankan oo maamulka degmada xudur soo qaban qabiyey ayaa waxaa bulshada degmada lagaga hadleyey sidii gacan uga geysan lahaayen go,doonka magaalada saran.
2