Macaalimiin ay Gaareyaan 45 Macalin Ayaa maanta Tawabar 1 sano ah ay Ufurtey Jamacada Koonfurta Soomaliya waxa Soo Qaban Qabiyey Hay .ada In arsi , Furida Tawabaraka ayaa Waxa ka soo Qeeb Galey waziirka waxabarashada Maamulka KGs Iyo Macalimiinta Jamacada,
Ugu Horeentii Waxa Goobta ka Hadley Madax Kuliyada Waxabarshada Jamacada Abshir Maxamed Idiriis Waxa Uu Ka Hadley ujeedka Loo Qabtey Tawabarkan ,
Sidoo Kale waxa Goobta Ka ahadley Gudoomiyaha Guud Ee Jamacada Koonfur Por . Maxamed Cali Kaay waxaa Uu Ka Hadley Muhiimada Uu uleeyhay Tawabarkan Macalimiinta La siineyo 1 sano ,
Ugu Danbeetii Waxa Tawabarka Furey Waziirka Waxabarashada KGs Sadaad Maxamed Nuur Caliyow Waxa uu Macalimiinta Ubalan Qaadey In Uu Shaaqaleysiin Doono Hadi ay Dhameystaan Tawabrakan Masheer kooda La siin Doono .
Tawabarakan Loo Furey macalimiintan ayaa waxa ay Ku soo aadeysa Xili Magalada Baydhbao ay Ku soo Badaneyaa Iskoolada waxa Lagu Barato .
https://www.youtube.com/watch?v=I_WwJl9137U